0% found this document useful (0 votes)
130 views14 pages

Qorshaha Badbaada Bulshada Gumar

1. The document outlines plans to improve community resilience programs related to explosive remnants of war, health services, conflict mediation, and peacebuilding. The plans involve training community groups, raising awareness, improving infrastructure and services, and removing landmines and war remnants over 2010-2015 with support from international organizations. 2. Key aspects of the plans include forming and training Community Based Organizations on mine risk education and clearance, expanding health centers and training health workers, teaching conflict mediation skills to community members, and establishing a peace center to facilitate dialogue. 3. The plans will be implemented with support from organizations like UNICEF, WHO, DDG and international donors to improve community resilience and reduce risks from war remnants

Uploaded by

Hujale Maxamed
Copyright
© © All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as DOC, PDF, TXT or read online on Scribd
0% found this document useful (0 votes)
130 views14 pages

Qorshaha Badbaada Bulshada Gumar

1. The document outlines plans to improve community resilience programs related to explosive remnants of war, health services, conflict mediation, and peacebuilding. The plans involve training community groups, raising awareness, improving infrastructure and services, and removing landmines and war remnants over 2010-2015 with support from international organizations. 2. Key aspects of the plans include forming and training Community Based Organizations on mine risk education and clearance, expanding health centers and training health workers, teaching conflict mediation skills to community members, and establishing a peace center to facilitate dialogue. 3. The plans will be implemented with support from organizations like UNICEF, WHO, DDG and international donors to improve community resilience and reduce risks from war remnants

Uploaded by

Hujale Maxamed
Copyright
© © All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as DOC, PDF, TXT or read online on Scribd
You are on page 1/ 14

8. Qorshaha Badbaadada Bulshada Gumar.

1 Qorshaha kor loogu qaadayo badbaadada bulshada ee la xidhiidha hubka fudud .


Himilada Hawlgalka xalka, si loo gaadho Deeqda Bulshada Taageerida dibada Doorka hay’addaha Waqtiga
himilada loo baahanyahay. 1 danaynaya
Bulsho ku dhaqanta b. In la sameeyo oo la taba baro Soo xulista kooxda Manhajka tababarka DDG
habdhaqanka mutadawicinta ah
koox mutadawiciin ah si loo Agabaka tababarka WAG
badbaadsan ee hubka
Diyaarinta casharada
fudud si loo yareeyo hubiyo joogtaynta habdhaqanka
Goobta tababarka
halista hubka fudud.
badbaadsan.
t. Tababarka habdhaqanka Soo xulista ka Fududeeyaha, DDG, WAG, UNDP
Badbaadsan ee xafidaada hubka qaybgalayaasha Manhaj,Agabka
fudud (FSE). waxbarashada
Gudida badbaadada
bulshada
Goobta
j. Bixinta qalabka xafidaada hubka Ka faa’idaystayaal Qalabka,Farsamadii DDG WAG
fudud, si loo siiyo mulkiilaha qoriga. Mutadawaciin, GBB

X. Wacyi-galinta bulshada Kooxda mutadawiciinta Taageerid aqooneed DDG, WAG


ah, GBB
dhexdeeda ah ee xafidaada
hubka fudud.
kh. U olalaynta Dhiirigalinta Dadweynaha iyo Bixinta liisanka sharciga UNDP,DRC, WAG
mulkiilaha qoriga ah
sharciyeynta Hubka fudud
Xafiiska sharciyeynta
hubka fudud

1
Tageerida Dibada waxaa ku jira taageerida Dowlada, Deeqaha Qurba jooga.
18
1. Qorshaha kor loogu qaadayo Badbaadada Bulshada ee la xidhiidha Miinada iyo walxaha Qarxa .

Himilada Howlgalka xalka si loogaadho Deeqda Bulshada Taageerida Diibada Doorka Waqtiga
Himilada. ee loo baahan Hay’addaja
yahay Danaynaya
Deegaan ka fayow b. Abuurista iyo tababarka Soo xulista Mutadawiciinta Manhajka DDG, HI, UNDP 2010-
dhamaan walxaha Mutadawiciinta Bulshada GBB Fududeeye
qarxa iyo miinada si ( MRE)
ay uga Goobta Agabka Tababarka
qaybqaadato t. Bixinta wacyigelinta Halista Kafaa’idaystayaal Fududeeye DDG, Halo Trust,
badbaadada haysashada Walxaha qarxa GBB HI, SMAC, W.A.G
bulshada ee Agabka
iyo Miinada (MRE) UNDP
isticmaalka dhulka. waxbarashada
Goobta
j. U ololaynta wacyigalinta Gudida badbaadada Taageerida farsamo SMAC, DDG, Halo
bulshada ee khatarta bulshada(GBB) Trust, HI
haysashada walxaha qarxa. Mutadawiciinta
x. Baab’inta iyo burburinta WQ Gudidada badbaadada Taageerida farsamo DDG,
iyo miinada. bulshada. Kooxda Burburita SMAC,UNDP.
Ka qayb-galka bulshada. walxaha Qarxa

19
2 Qorshaha kor loogu qaadayo Barnaamijka Badbaadada ee la xidhiidha Adeega Caafimaadka.
Himilada Howlgalka xalka si loo Deeqda Bulshada Taageerida Dibada Doorka Waqtiga
gaadho himilada loo baahan yahay. Hay’addaha
daneeya
Bulsho heshay b. Wacyi-galinta bulshada si ay Kafaa’idaystayaal Taageero farsamo UNICEF, WHO, 2010-
kaabayaasha SRCS World
uga faa idaystaan xarunta
caafimaadka oo Vision, W.C
dhamaystiran si ay caafimaadka
wax uga tarto
badbaadada qofka t. Tababarka shaqaalaha Soo xulista daryeelayaasha Fududeeye UNICEF, WHO,
iyo bulshadaba. caafimaad iyo Gudida caafimaadka SRCS, W.C, World
manahaj
caafimadka Vision
Agabka Tababarka

j. Kordhinta agabka Xarunta caafimaadka. Agabka caafimaadka. UNICEF, WHO,


SRCS, W.C
caafimaadka. Dawadii

20
3 Qorshaha kor loogu qaadayo Barnaamijka Badbaadada Bulshada ee la xidhiidha maaraynta khilaafadka
Himilada Howlgalka xalka si loo Deeqada Bulshada Tageerdiada Dibada Doorka waqtiga
gaadho himilada loo baahab yahay hay’addha
danaynaya
Bulsho heshay ku b. .Samaynta iyo tababarka Soo xulista mutadawiciinta iyo Manhajka DRC, DDG, Horn 2010-
dhaqanka hanaanka Gudidada badbaadada Fududeeyaha peace WAG
mutadawaciinta
xalinta khilaafaadka bulshada
si ay u yaraadaan ee joogtaynta mashruuca. Agabka tababarka
isku dhacyada
hubaysan ugana t. Aqoonta maaraynta xalinta Soo xulista qaybaha bulshada Manhajka DDG, DRC, WAGI,
qaybqaataan Horn peace
khilaafaadka (CME) oo ay ka Goobta tababarka. Fududeeyaha
badbaadada
bulshada. qaybgalayaan bulshada GBB Agabka tababarka
qaybaheeda kala duwan.
j. U ololaynta dhismaha xarunta Xarunta Maalgalinta dhismaha DRC, iyo kuwa
kale ee danaynaya
wada hadalka iyo Xooga dadka
horimarinta nabadda. Masuuliyiinta bulshada
GBB
x. Kobcinta aqoonta odayaasha Oday dhaqameedyadii iyo Manhajka Fududeeyaha DRC, DDG, Horn
Gudidada badbaadada Agabka tababarka peace WAG
ee xallinta khilaafaadka.
bulshada

21
4 Qorshaha kor loogu qaadayo Barnaamijka Badbaadada Bulshada ee la xidhiidha Sugidda Nabadgelyada.
Himilada Howlgalka/waqabadka xalka Deeqda Bulshda Taageerida Dibada loo Doorka Waqtiga
si loo gaadho himilada baahan yahay hay’addaha
Danaynaya
Bulsho fahamtay b. In la sameeyo, lana Soo xulista gudiga Manhajka DRC, DDG, 2010
muhiimada kala tababaro Gudiga Boolis GBB UNDP, WAG,
Fududeeye
danbaynta iyo bulsheed. W.C.
dhawrista sharciga Goobta tababarka Agabka Tababarka
ee amniga. t. in la hagaajiyo wada Gudidii boolis Taageero farsamo. DRC, DDG,
shaqaynta bilayska iyo bulsheedka. UNDP, WAG, W.C
bulshada. Xubnaha booliska.
j. U olalaynta dhismaha Dhulka Maal-galin UNDP, DRC,
rugta boolis-ka WAG, W.C.
Xooga dadka

22
5 Qorshaha kor loogu Qaadayo Barnaamijka Badbaadada Bulshada ee wada shaqaynta bulshada.

Himilada Holgalka/waxqabaka xalka si Deeqda Bulshada Taageerida Doorkia Waqtiga


loogaalo himilada Dibada ee loo hay’addha
bahan yahay Danaynaya
Bulsho kor u B. Wacyigelin ku saabsan Xuquuqda Soo xulista Bulshada Manhajka DRC, UNICEF, 2010-
qaaday wada UNDP, MOJ, MOR, 2010-
Aadamaha oo ay ka wada qaybgalaan Goobta aqoon is Fududeeyaha
shaqaynta MOFA, S/land HR
waydaarsiga.
dhexdooda si ay bulshada qaybaheeda kala duwan, si Agabka tababarka Commission,
uga qaybqaadato loo xaqiijiyo fahamka iyo ixtiraamida SCS/D
badbaadada
bulshada loona xuquuqda adamaha.
gaadho horimar. T. Wacyi-galinta ka fogaanshaha ku Kafaa’idaystayaasha Tababar DRC,Home
dhaqanka qabyaalada guracan Manhaj
J. Bixinta casharro diini ah si loo siiyo Muqayilinta iyo ka Culimo awdiinkii
ganacasadayaasha
dadka qayila, kuwa ka qanacsada si
qaadka
ay u yaraato khilaafaadka ka dhasha.
X. Wacyigelinta bulshada ee xalinta Muqayilinta iyo ka Barnaamijka wacyi bulshada rayidka
ganacasadayaasha galinta ah, WAQ.
khilaafaadka.
qaadka

Kh. U ololaynta muhiimadda wada GBB GBB


shaqaynta bulshada ee barnaamijka Bulshada Masuuliyinta
iskaa wax u qabso. bulshada
Masuuliyinta bulshada.

23
Himilada Holgalka/waxqabaka xalka si Deeqda Bulshada Taageerida Doorkia Waqtiga
loogaalo himilada Dibada ee loo hay’addha
bahan yahay Danaynaya
D Raadinta barnaamijka dhaqaaale Qoysaskii Bixinta lacagta DRC, Havayoco,
kabka ee qoysaska danyarta ah. Mercy corp, W.A.G.
Kafaa’idaystayaal Tababarka
xisabadka

6 Qorshaha Kor loogu qaadayo Badbaadada Bulshada ee la xidhiidha dhisidda aqoonta Urarada Maxaliga ah.
Himilada Howlgalka/waxqabadka xalka Deeqda Bulshada Taageerida Dibada Doorka Waqtiga
si loo gaadho himilada loo bahan yahay hay’addaha
Danaynaya
Awoodda iyo b. Tababarka Xirfadaha Aqoonsiga ururada bulshada Fududeeyeyaal DDG, DRC 2010-
kobcinta aqooneed Maamulka iyo maaraynta Goobta UNICEF, W.A.G
Manhaj
ee hay’addaha Ururada iyo gudiyada. MOE, CARE.
maxaliga oo dhisan Agabka tababrka
si ay uga qayb-
qaatan
badbaadinta t. Bixinta tababar la Aqoonsiga ururada bulshada Fududeeyeyaal DDG, DRC
bulshada. xidhiidha Qorista Goobta UNICEF, W.A.G
Manhaj
Mashaariicda iyo Kaalmo MOE, CARE
Agabka tababarka
raadiska

j. Tababarka hirgalinta Aqoonsiga ururada bulshada Fududeeyeyaal DDG, DRC


qodobada aasaasiga ee Goobta UNICEF, W.A.G
Manhaj
ilaalinta xuquuqda MOE, CARE,MOJ
Agabka tababrka
aadamaha

24
Himilada Howlgalka/waxqabadka xalka Deeqda Bulshada Taageerida Dibada Doorka Waqtiga
si loo gaadho himilada loo bahan yahay hay’addaha
Danaynaya
X. U olalaynta wacyigalinta Gudida badbaadada bulshada Taageero farsamo DDG, DRC
lashaqaynta Abaabulka bulshada Bulshada UNICEF, W.A.G
MOE, CARE,MOJ

25
7 Qorshaha Kor u qaadista Badbaadada Bulshada, ee la xidhiidha Goobaha Biyaha
Himilada Howlgalka/waxqabadka xalka Deeqda Bulshada Taageerida Dibada Doorka Waqtiga
si loo gaadho himilada loo bahan yahay hay’addaha
Danaynaya
Bulsho heshay b. Wacyi galinta bulshada ee Xooga dadka Qalabkii DRC, Dawladda 2010-
biyo nadiif ah si ay dayactirka ilaha biyaha si Shaqaale xirfad leh hoose, UNICEF,
oo Kharashka
uga qaybqaadato loo xaqiijiyo badbaadada bulshada ku dhex jirta PSI
shaqaalaha.
badbaadada
biyaha loogana ilaaliyo Wacyigalinta bulshada.
bulshada ee
dhinaca cudurada faafa.
GBB
caafimaadka.
t. Daboolista barkadaha Mulkiilayaasha biyaha Taageero farsamo DRC, Dawladda
biyaha si looga Wacyigalinta bulshada hoose, UNICEF,
badbaadiyo dadka iyo PSI
xoolahaba.

j. U ololaynta wacyigalinta Wacyigalinta bulshada Taageero farsamo. DRC, Dawladda


isticmaalka kiniinka biyo GBB hoose, UNICEF,
sifeeyaha iyo barnaamijka PSI, Diaspora
biyo xidhka.

26
8 Qorshaha Kor u qaadista Badbaadada Bulshada, ee la xidhiidha Wadada
Himilada Howlgalka/waxqabadka xalka Deeqda Bulshada Taageerida Dibada Doorka Waqtiga
si loo gaadho himilada loo bahan yahay hay’addaha
Danaynaya
Bulsho heshay wado b. Wacyi galinta bulshada ee Ka qaybgalka bulshada Taageero farsamo Road Authority, 2010
laami ah si ay uga iskaashiga samaynta wada Dawladda hoose, -
GBB Fududeeye
badbaado dhibaatada wanaagsan oo laamiya. WAG, WHG
waddo xumadu
leedahay. t. Bixinta tababarka xalinta GBB Fududeeye Road Authority,
khilaafaadka ee beeralayda eek u Dawladda hoose,
Mulkiilayaasha Manhaj
saabsan muhiimadda wadada WAG, WHG
beeralayda. Agabka tababarka
balaadhan.
j. U olalaynta wacyigalinta biyo Ka qaybgalka bulshada Taageero farsamo Road Authority,
xidhka wadada iyo samaynta GBB Dawladda hoose,
godadka. WAG, WHG

27
9 Qorshaha Kor u qaadista Badbaadada Bulshada, ee la xidhiidha Laydhka.
Himilada Howlgalka/waxqabadka xalka Deeqda Bulshada Taageerida Dibada Doorka Waqtiga
si loo gaadho himilada loo bahan yahay hay’addaha
Danaynaya
Bulsho heshay laydh b. wacyigalinta bulshada ee Kafaa’idaystayaal Taageero farsamo WHG, WAG, 2010 -
tiro iyo tayo leh oo ku fahaka isticmaalka faa’idada GBB
filan si ay wax uga laydhka.
tarto badbaadada
bulshada.
t. U ololaynta iyo dhiirigalinta Bulshada ganacsatada Mishiinka WHG, WAG
hantiilayaasha beelaha si ay ah. Qoryaha laydhka
wax uga qabtaan soo iibinta GBB
mashiinka iyo soo galinta Kharashka
laydhka.
j. U olalaynta isku xidhka qurbo GBB Qurbo jooga Qurbo jooga
joogta iyo bulshada gudaha. Kafaa’idaystayaal Xidhiidh joogta ah. GMB

28
10 Qorshaha Kor u qaadista Badbaadada Bulshada, ee la xidhiidha, wax soo sarka Beeraha
Himilada Howlgalka/waxqabadka xalka si loo Deeqda Bulshada Taageerida Doorka Waqtiga
gaadho himilada Dibada loo hay’addaha
bahan yahay Danaynaya
Bulshada oo fahamsan b. Samaynta Iskaashatada Beeraleyda taageero farsamo W.B, DRC, FAO, 2010-
muhiimmadda Beeraleyda aagga Gumar WFP, Mercy Corp.
waxsoosaarka beeraha
si ay uyaraadan isku
dhacyada ka dasha
waxsoosaarku, ugana
qayb-qaadato t. Tababarka habka abuurista Ka Fududeeyeyaal W.B, DRC, FAO,
badbaadada bulshada. dalaga haboon faa’ideystayaasha WFP, Mercy Corp.
Agabka tababarka
Goobta Manhajka
tababarka
J. Bixinta qalabka iyo mishiinnada Soo xulista Kafaa Lacagta qalabka W.B, DRC, FAO,
beer falashada idaystayaasha WFP, Mercy Corp.
kaalmo farsamo
Qalabka beeraha

x. Tababarka xalinta Beeralayda Manhaj, W.B, DRC, FAO,


khilaafaadka ee heer beeraley WFP, Mercy Corp.
Tababar
joogtaynta wax-qabadka
Fududeeye
beeralayda..

29
lifaaqa Qorshaha Badbaadada bulshada ee Gumar

11 Qorshaha Kor u qaadista Badbaadada Bulshada, ee la xidhiidha Waxbarashada


Himilada Howlgalka/waxqabadka xalka Deeqda Bulshada Taageerida Dibada Doorka Waqtiga
si loo gaadho himilada loo bahan yahay hay’addaha
Danaynaya
Bulshada oo fahamta b. Tayeynta aqoonta Macalimiinta. Tababar NRC, Unicef, 2010-
muhiimadda tacliinta macalimiinta iyo tababarka Goobta tababarka W.W.B, Care,
Manhaj
ee qof kasta si loo gudida waxbarashada. Caritas
cidhib tiro jahliga fududeeye
ugana qayb-qaatan
j. Wacyigelinta in bulshada Wacyigalinta NRC, Unicef,
badbaadada
lagu qanciyo muhiimada dadwaynaha, W.W.B, Care,
bulshada.
waxbarashada ee qof waalidiinta iyo gudidada Caritas
waxbarashada.
kasta iyo dhiirigalinta Gudida
waalidiinta ee taageeridda waxbarashada
waxbasharada.
x. Dhiirigalinta ka Caruurta iyo waalidiinta. Gudida
qaybqaadashada waxbasharada.
ciyaaraha ee caruurta.

30
12 Qorshaha Kor u qaadista Badbaadada Bulshada, ee la xidhiidha isgaadhsiinta.
Himilada Howlgalka/waxqabadka xalka Deeqda Bulshada Taageerida Dibada Doorka Waqtiga
si loo gaadho himilada loo bahan yahay hay’addaha
Danaynaya
Bulsho ay u a) wacyigalinta bulshada ee Xubnaha bulshada Taageero farsamo Telesom, Telcom, 2010 -
dhamaystirantahay muuhimmada isticmaalka GBB Somtel, Gudidada
kaabayaasha adeega isgaadhsiinta masuuliyiinta
isgaadhsiinta si ay bulshada, WWF
uga qaybqaadato
badbaadada
bulshada iyo b) u ololaynta la Xidhiidhidda Kafaa’idaystayaasha Shirkadaha Telesom, Telcom,
horimarkaba. Shirkadaha isgaadhsiintga Dhulka isgaadhsiinta Somtel, Gudidada
iyo dhismaha xafiiska masuuliyiinta
bulshada, WWF.
isgaadhsiinta

31

You might also like